Raalli-gelin

0
554

Wargeyska Geeska Afrika, waxa uu akhristayaashiisa ka raali-gelinayaa muddo kooban oo uu Website ku hawada ka maqnaa.

Muddadan kooban oo cillad dhinaca Internet ka ahi haysatay Website ka, waxa gebibaba aan lagu daabicin Wararkii Wargeyska iyo Xogihii xiisaha badnaa ee aad kala socon jirteen. Sidaa darteed Wargeysku, mar labaad ayuu idinka raali-galinayaa hakad kaa galay Website ka.