Ogaysiis Ku Socda Akhristayaasha Wargeyska Geeska Afrika

0
675

 

Wargeyska Geeska Afrika, wuxuu akhristayaashiisa ku wargelinayaa in munaasibadda Ciidda Carafo darteed, Wargeysku soo bixi doono Ciidda beri oo ah maalin Jimce ah oo aanu wargeysku hore u soo bixi jirin, waxaana baaqan doona cadadkii soo bixi jiray Sabtida haddii Alle idmo. Sidaas darteed akhristayaasha ku xidhan Wargeyska, waxaanu ku wargelinaynaa in wargeysku Jimcaha beri soo bixi doono, balse aanu Sabtida soo bixi doonin.