Musharax Khadar-Bohosha Oo Taageerayaashiisa Ugu Baaqay Inay Codka Siiyaan

0
658

 

Hargaysa(Geeska)- Murashax Khadar Xuseen Cali(Bohosha) oo ka sharraxan urur siyaasadeedka RAYS,ayaa  cududiisa taageero shalay ku soo bandhigay caasimadda Hargaysa.

Taageerayaasha murrashax Khadar-Bohosha oo wacdaro ka mujiyay banaanbixii ugu danbeeyey ee ololaha ururka RAYS, banaan baxyada ay ku taageerayeen dhamaan Xafiisyada kala duwan ee murashaxu ku leeyahay degmooyinka Caasimdda