“Murashaxa Beeshu Waa Faysal Xaaji Ciise”

0
595

2Hargeysa (Geeska)- Haddii aanu nahay Beelaha Reer Sh .Cismaan iyo Siciid Aadan (Guulane), waxaanu soo saarnay go’aan, ka dib markii aanu isla eegnay habka ama qaabka aanu wax u wadaagno Beelaha Reer Sh.Cismaan iyo Siciid Aadan (Guulane).

Waxaanu Golaha Wakiilada Jamhuuriyada Soomaaliland u garanay Musharax Faysal X.Ciise Cali, sidoo kalena waxa Golaha Guurtida Jamhuuriyada Soomaaliland ay hore u siiyeen Beelaha Reer Sh.Cismaan iyo Guulane Muj: Maxamed Cabdi Faarax (dheere).

Go’aankan waxaa soo saaray Odayaasha Beeshe Reer Sh.Cismaan iyo Reer Siciid Aadan waana kuwan hoos ku qoran:

Reer Xirsi

C/laahi Xasan Nuur (Cag-bilaawe)

Ismaaciil Aw Axmed Muuse (koode)

C/laahi Cali Xuseen (ayjeex)

Ismaaciil Maxamed (Gaariye)

Farxaan Faarax Aw Muxumed (areeye)

Jamaal Xuseen Hure

Reer Barre

Xaaji Xasan Aw Cabdi Galbeed

Haaruun Aw Cali

Maxamed Ismaaciil Cabdi

Khadar Siyaad Cabdi

Bulbul Jaamac

Reer Xildiid

Axmed Ibraahin Geele

Xasan Axmed Aadan

Cali Max’ed Faarax

Axmed C/laahi Cabdi

Kayd Ibraahin (Xanan)

Axmed Abiib Xasan

Cabdi Gahayr Cilmi

Maxamuud Xasan Cismaan

Reer Sh.Cismaan

Maxamed Qaasin Magan

Cismaan Muxumed Good

Daahir Aw C/laahi Jaamac

Yuusuf Xaashi Maxamuud

Sh.Ibraahin Muxumed Cumar

Maxamed Ismaaciil Aadan (caynbacayn).

ALLAAH MAHAD LEH

Odayaasha Beelaha Reer Sh.Cismaan iyo Siciid Aadan