Masuuliyiinta Kuliyadda Engineering ka ee jaamacadda hargeysa, Macalimiinta iyo dhamaan ardayda kuliyadda Eningeering ka, siiba ardayda qaybta Civil Engineering ka waxay hambalyo meher u dirayaan
Maxamed Cabdiraxmaan Cabdilaahi
Iyo
Nimco Baashe Muuse
Oo 02 June 2016, meherkoodu ka dhacay Hotel Damal ee Magaalada Hargeysa, waxa aanay Alle uga baryayaan in ay noqdaan qoyskii isu barakooba, ee samo iyo wanaag ku wada jooga, ubad khayr qaba iyo guri negina badhaadhe ugu waara.Wiil iyo caano, Gabadh iyo caano… Aaamiiin..Aamiin….Aamiin.