Go’aankii ahaa, in aan laga qaybgelin shirkii London ee Somalia, guul buu ahaa. Tabaabulshaha shirka soo socda ee Turkey, mar haddii lagu dhawaaqay waxa haboon in ajendaha aad loo dhuuxo, oo laga fiirsado.
6 April 1960 waa maalintii lagu dhawaaqay halgankii SNM ee Somaliland lagu xoreeyay Feb.1991. Waxa ku shahiiday halgankaa, kuman-yaal reer Somaliland ah, Magaalooyin buuxa oo laga qaxayna waa la bililiqaystay.
Hadda ba, sidee bay u arkaan, Madaxda Somalia Xasuuqaa iyo dhacaas? Sidayse u arkaan, La soo noqoshadii xorriyaddii aan luminay 1.July 1960, markaan la midownay Somalia?
Madaxweynaha Somalia, wuxu ka codsaday Mrs Clinton, in Dawladda USA saamaxaad u fidiso, Cali Samatar oo maxkamad horteed ka qirtay inuu dilka lagu soo oogay qabo.
Mana qabaan madaxda Somalia, dareenka ah in Somaliland, oo xor ihi la midowday Somalia, xorriyadeedina ay soo ceshatay. Dambiga kale waa magacaabidda, uu Prime Minister u magacaabay nin qayb ka ahaa xasuuqii iyo dhacii Berbera.
Somaliland,waxa ay Ingiriiska xoriyaddeedi ka qaadatay 26 June 1960. Markaa Somalia waxa ay ahayd Under Italian trustship. UN iyo Dawladaha uu Ingiriisku horseedka ka yahay, waxa ay duud sinayaan, xaqqii ay u lahayd madax-bannanida iyo dambigii laga galay.
Haddaba Somaliland oo xorriyaddeedi, dagaal iyo dhiig badan oo loo huray ku soo ceshatay, miyay Somalia iyo Dawladaha dabada ka wada ay ka dhagaysan, israac iyo la midow Somalia?
By Goth Mohamed Goth The Current Prime Minister of Somalia Mr. Said Abdi Shirdon becomes the first serving public official to visit grave and pay respects to the late dictator Mohamed Said Barre.
The Somali Prime minister accompanied by several minister of his cabinet and MPs paid a visit to the grave of the late dictator Mohamed Said Barre which is located in the town of Garba-Haaray ,in Gedo region his ancestral home.
PM Shirdon who happens to be kinsman of the late dictator led lengthy prayers for the late President Said Barre during a visit to his burial place.
This century is seen by many as adding insult to injury , not to mention his recent immunity request for a convicted war criminal and has also dealt another major blow to the already fragile relations that exist between Somalia and Somaliland. Somalilandpress.com
1. BAL IYANA AAN EEGNO, GOOBIHII XABAAL WADAREEDKA IYO LIISKII MAGAC YADA DADKII LAXASUUQAY :-
2. HARGEISA
3. BERBERA
4. BURCO
5. GABILEY
6. ARABSIYO
7. CEEL-AFWEYN
8. SHEIKH
9. CEERIGAABO
10. KAL-SHEEKH
11. XEEBTA JAZIIRA, MUQAADISHO
12. IYO MEELO FILIQSAN OO KALE
WADA HADALKA SOMALILAND I YO SOMALIA UMA EKKA MID MIDHO DHALIN DOONA.
Hadda ba, maxay Dawladda J.S.L. isugu shuqlisaa wada hadalada, madhalayska ah? Mar waxa ay ku odhan, waa xod-xodasho AQOONSI RAADIN. iyo in ay, deeq kaga hesho Dawladaha Caalamka iyo World Banka. Marna, waxa ay ku odhan, DEEQDA LA SIIYO, Somalia ayaynu qaybteena ku qaadan.
In aan innagu wax qabsanno, waa fikir dawladeen ka daahan ama ka maqan. Waxa kale oo ka maqan in DALKU, innagu filan yahay. Is-daba cararka iyo dawarsigu, sharaftu dhaawacaa. “Ikraamiya” raadis aan dalka iyo dadka faa’ido ugu jirin ayay arrintu ku dambaysaa.
MUF-TAAXA WADA HADALKU WAA IN AY KU IRAAN QODOBADA SOO SOCDAA:-
Shirkii lagu qabtay LANCASTER HOUSE LONDON 20-21-2012 qodobka labaad, wuxu u dhigan yahay sidan. “ Noted the need to adopt a common approach to avoid anything that would undermine the continuation of the talks.
• Madaxweynaha iyo Ra’iisal wasaaraha Somalia, Carqaladdii ugu weynayd ayay dhex-dhigeen wada hadaladii labada dhinac; “ ayagoo Dawladda Maraykanka ka codsaday, in Maxamed Cali Samatar la saamaxo.
• Wada hadalku waa inuu siiyo muhimad ugu sareysa xasuuqii iyo dhicii loo gaystay Somaliland, ee sababay kala go’a. Waana in ay ogolaadaan, in maxkamad la hor keeno DAMBIILA-YAASHII.
• DAD U DHASHAY SOMALILAND OO XIL KA HAYA SOMALIA, KAMA QAYBGELI KARAAN WADAHADALADA, oo iyaga iyo Somaliland wax dhexmaray oo ay ka wada hadlaan ma jiro.
• Sida sawirka sare ka muuqadana Ra’iisal Wasaaraha Somalila oo u faataxaynaya “HITLARKII SOMALIA – M. SIYAAD BARRE”, Ma ahayn inuu ka mid noqdo madax Somalia. Mana aha arrin labada dal isu-soo dhoweynaysa. Waana xaqiraad dadweynaha J.S.L , iyo xukuumadooda.
• DAMBIILAYAASHI KA QAYB- GALAY DHICII IYO XASUUQII REER SOMALILAND WAA IN AYNA KA QAYB GELI SHIRKA WADA HADALKA
• DADKII SOMALILAND EE AL-JASIIRA-MOQDISHO IYO DHANAANE, LAGU LAGU XASUUQAY:-
1. Siciid Macamed Muumin – ASS. Prof. Lafoole, SNU
2. Cabdiraxmaan Macamed Cismaan (Beledi) – Trader
3. Cali Aw-Muxumed Maxamed (Buraale) – Trader
4. Maxamed-Baashe Cabdillaahi Heebaan – Trader
5. Ibrahim Xasan Geelle – US-OMC-Soomaaliya
6. Cabdiraxmaan Axmed Dhinbiil –Civil Servant
7. Axmed Xasan Cilmi (Dheereeye) – Sportsman
8. Cabdiraxmaan Maxamed Biixi – Businessman
9. Axmed-Yaasiin Omar Jaamac- Businessman
10. Maxamed Maxamuud Cabdi – Businessman
11. Maxamed Ismaciil Axmed – Businessman
12. Daahir Maxamed Jaamac Warfaa – Trader
13. Xuseen Muxumed Faarax – Civil Servant
14. Cabdi Maxamed Daa’uud – Businessman
15. Maxamed Cabdillahi Warsame – Trader
16. Xasan Aw-Nuur Baaruud – Businessman
17. Jaamac Aadan-barroosin – Civil Servant
18. Cabdirizaaq Caydiid Maxamed – Trader
19. Ibraahim Xaaji-Ducaale – Businessman
20. Xasan Cabdi Muxumed – Businessman
21. Cabdiwahaab Faarax Axmed –Student
22. Cali Maxamed Diiriye – Civil Servant
23. Maxamed Cabdi Xasan – Businessman
24. Maxamed Muuse Maxamed – Trader
25. Cabdi Maxamed Cabdi –Technician
26. Abbokor Maxamed Yuusuf- Trader
27. Yuusuf Maxamed Xandulle USAID
28. Maxamed Cismaan Jaamac –Trader
29. Yuusuf Cabdillahi Rooble- Trader
30. Khadar Maxamed Axmed – Student
31. Faarax Ismaaciil Cawaale – Student
32. Warsame Dugsiiye Reydal – Trader
33. Maxamuud Bacadle – Civil Servant
34. Xuseen Cali Aadan – Businessman
35. Ibraahim Xasan Cige – Technician
36. Muuse Cabdi Gaas – Businessman
37. Siciid Nuur Muuse – Businessman
38. Xuseen Cismaan Jaamac – Student
39. Axmed Yuusuf Ibrahim – Trader
40. Cabdifataax Axmed Jiir –Student
41. Jaamac Maxamed Cabdi – Trader
42. Cabdi Barre Cismaan- Graduate
43. Mataan Cabdi Xabashi – Student
44. Cabdi Cismaan Dubbad – Trader
45. Biixi Ibraahim Axmed – Student
46. Xuseen Cumar Xuseen – Trader
47. Cali Maxamed Cabdi – Student
48. Muxiyaddiin Macallin Axmed
49. Barre Cismaan Cabdi – Trader
50. Dayin Cabdi Buraale – trader
51. Khadar Nuur Jaamac – Trader
52. Fu’aad Cabdillahi Ibraahim
53. Xasan Guure Cabdi – Trader
54. Rashiid Maxame Cisman
55. Xasan Nuur Xirsi – student
56. Daa’uud Shiikh-Ibrahim
57. Bahyaal Muxumed Jire
58. Xuseen Khayrre Cabdi
59. Siddiiq Shiikh-Axmed
Eng. Maxamed Xaashi Cilmi
ALLA MAHAD LEH