Maraykanka Oo Madaxweyne Biixi U Soo Diraya Wefti Culus Oo Kala Hadlaya Arrimaha Doorashooyinka

0
852

 

Hargeysa(Geeska)-Dawladda Maraykanka ayaa la filayaa inay  wefti sare u soo dirto caasimadda Somaliland ee Hargeysa, kuwaas oo Madaxweyne Biixi ku dhiirigelin doona in meesha laga saaro caqabadaha hortaagan doorashooyinka wakiilada iyo deegaanka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here