Warar Maraykanka Oo Madaxweyne Biixi U Soo Diraya Wefti Culus Oo Kala Hadlaya Arrimaha Doorashooyinka By Jamaal A. Yonis - December 28, 2019 0 907 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Hargeysa(Geeska)-Dawladda Maraykanka ayaa la filayaa inay wefti sare u soo dirto caasimadda Somaliland ee Hargeysa, kuwaas oo Madaxweyne Biixi ku dhiirigelin doona in meesha laga saaro caqabadaha hortaagan doorashooyinka wakiilada iyo deegaanka.