Magacyada Xubnaha Uu Gudoomiyaha Guurtidu U Xulay Khilaafka KULMIYE

0
801

Picture4Hargeysa(Geeska)-Guddoomiyaha Golaha Guurtidda Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa magacaabay Guddi ka tirsan Golaha Guurtida Somaliland oo dhex dhexaadin doonta khilaafka ka dhex taagan Xisbiga Muxaafidka ah ee Kulmiye, oo laba garab u kala jabay. Guddida Guddoomiyaha Guurtiddu ayaa uu magacaabay ayaa waxa ay ka kooban yihiin Shan iyo Toban xubnood oo saddex ka mid ahi yihiin Shirguddoonka, halka Laba iyo Toban xubnood ee kale kala yihiin:

Guddoomiye Xaaji Cabdi Xuseen (Cabdiwaraabe)

Muxumed Aw Maxamed

Cabdiqaadir Aw Xuseen

Cabdiqaadir Maxamed Xasan

Yuusuf Cabdilaahi Cawaale

Axmed Nuur Aw Cali Aadan

Axmed Muuse Obsiiye

Saleebaan Garas Seed

Maxamed Jaamac Abokor

Cawil Xuseen Axmed

Sheekh Maxamuud Xirsi Faarax.