Madaxweyne Biixi oo saaka ku martiqaaday madaxtooyada labada hoggaamiye mucaarad

0
963

 

Hargeysa(Geeska)-Madaxweynaha JSL Muuse Biixi Cabdi ayaa labada hoggaamiye mucaarad ee Waddani iyo UCID Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi iyo Faysal Cali Waraabe ku martiqaaday inay saaka 9:00 subaxnimo kulan ku yeeshaan xarunta madaxtooyada.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here