Madax Dhaqameed Wasiir Waran-Cadde Ku Hambalyeeyey Dejinta Cabashadii Biyaha Ee Hargeysa

0
855

Wasiirka arimaha gudaha Somaliland mudane cali maxamed waran cade  waa wasiirka  tiir dhexaaadka jamhuriyada Somaliland ,waxaaanuna ku hambalyanaa hadanunahay saladiinta iyo cuqaasha  sanaag angoo isku duuban , sidii uu udamiyey shaqaaqadii kadhacday doraad magalada hargeysa , taasu ulahaaa hidde.

Waxaa kale oo aanu halkan hambalyo ugu diranaa  madaxwenah jsl ,mudane Axmed Maxamed Maxamuud (siilaanyo). Waxaanuna ku amaamnaynaa hadaanu nahay salaadiinta iyo cuqaal ka soo jeeda gobol ka Sanaag sida ugu dhiiraradya wadada ay ku dhici waayeen dhamaan madex waynayaashii ka horeeyey. waxaanu kale oo halkan amaan uga diraynaa Wasiir ka wasaarada madax tooyada isla markaana ah gudoomiyaha  gudidda wadada Ceerigaabo mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan. Waxaan kale oo aan halkan ugu habal yaynaynaa wasiir u-dawlaha maaliyada Mudane Cusmaan C.laahi Saxardiid (Cadaani).

Gobolka Sanaag waa hooyada ayka soo takfiirmeen dhamaan Beelaha Somaliland. Waxaanu marlabaad ugu baaqaynaa hooyadii ka guure aayadii uma negaado Gobolka Sanaag waa hooyadii Somaliland waxaanuna ugu baaqaynaa dhamaan qurbe jooga Somaliland inay qayb libaax ka qataan wadada isku xidha Togdheer iyo Sanaag. Waxaan kale oo ugu baaqaynaa dhamaan dad waynaha Somaliland inaan la niyad jibin waxqabadka ka socoda dalka bari iyo galbeeda

1. Suldaan Siciid Maxamuud Cali (Suldaanka Beelaha Carbeed Ee Somaliland)

2. Jiif Caaqil Yuusuf Cabdale Oo Ah Cuqaashii Ka Talin Jirtay Ilaa Gumaystii