Liiska Ciyaartoyga Gobalka Hawd Ee Tartanka Ciyaaraha Gobalada Oo La Soo Saaray

0
660

hawadHargeysa(Geeska)-Tababaraha gobalka Hawd oo ka mid ah gobalada ku tartamaya ciyaaraha gobalada Somaliland oo bisha dambe ka furmaya magaalada Hargeysa Mr. Aadan Maxamed Aadan (Daayeero), ayaa ku dhawaaqay liiska rasmiga ah ee ciyaartoyga kubadda cagta ee gobalka Hawd u meteli doona ciyaaraha dalka.

Xulkan oo ka kooban 24 ciyaartooy, ayaa waxa ka dhex muuqda raggii u ciyaarayay gobalka Hawd ciyaarihii sannadkii hore oo uu gobalku kaalin fiican ka soo gaadhay, waxaanay xulkan cusubi kala yihiin:

Goolhaye: Cabdiqani Saleban Caynaan (Yuuye), Cabdishakuur Jaran Xasan

Difaaca:Mukhtaar Baashe Muuse, Guuleed Khadar Biixi (Carab), Cabdicasiis Cawil Garaad (Gadhyar), Liibaan Ibrahim Colaad, Axmed Cabdikariim Cabdillaahi (Xuu-jano), Yuusuf Cabdi Heetiye (Gaas), Maxamed Abiib Axmed,

Dhexda:

Axmed Cabdiraxmaan Maxamed (Shaafi), Jamaal Cabdi Axmed, Cabdiraxmaan Xasan Warsame, Cabdirisaaq Maxamed Axmed (Jeesto), Ayaanle Good Aadan (Badhi), Cabdicasiis Maxamed Cabdillaahi (Cado), Kayse Cabdi Giire, Khaalid Xaaxi (Bidhiidho), Caadil Good Hure, Maxamed Saalax Xuseen (Carab)

WeerarkaHaybe Good Hure, Cawil Maxamed Cilmi (Footari), Cabdikariim Cismaan Yuusuf (Sheekhaawi), Mubaarik Cabdi Maxamed (Robinho), Haashim Maxamed Aw Daacad.