Isku Aadka Champions League Wareeggiisa 16-ka la sameeyey

40
3742

Isku Aadka Tartanka Champions League ee wareegga 16-ka ayaa lagu dhawaaqay halkaas oo ay isku beegmeen kooxo waaweyn.Real Madrid oo koobka haysata ayaa ku dhacday PSG oo lacag badan ku iibsatay ciyaartooyo uu ku jiro Neymar, Mbappe iyo xiddigo kale oo uu ka mid yahay Angel di Maria oo hore ugu ciyaari jiray Real Madrid.Chelsea oo sannadkii 2012 ku guuleysatay tartankan ayaa ku dhacday Barcelona oo ay kusii reebtay Semi finalka, kaddib markii Fernando Torres iyo Ramirez ay goolasha guusha u dhaliyeen Blues.

 

Isku Aadka oo dhamaystiran:

Real Madrid vs PSG

Chelsea vs Barcelona

Juventus vs Tottenham

Sevilla vs Manchester United

Basel vs Manchester City

FC Porto vs Liverpool

Shakhtar vs Roma

Bayern Munich vs Besiktas

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here