Hereri iyo Hargeysa

0
755

Picture1Taxanaha cusub ee barnaamijyadii Hereri iyo Hargeysa ee Telefishanka Universal, ayaa qaybta u horaysa oo baxaysa habeenka Axadda ee ayIsniintu soo galayso ee toddobaadkan, waxaad ku daawan doontaa warbixin ku saabsan buuraha Atlas ee ugu dheer waqooyiga Afrika ee Atlas iyo Ahraamta Masar iyo waraysi ku saabsan suugaanta abwaanka Maxamed Shafeec Axmed.

Barnaamijkan oo ah mid xiiso badan waxaad Telefishanka Universal ka daawan doontaa saacada Bariga Afrika markay tahay 11;10 habeenka ay Isniintu soo galayso.