Hambalyada Ciidda Ee Ururka Qareenada Somaliland

0
487

Picture2Aniga oo ku hadlay magaca Ururka Qareenada Somaliland iyo Xarunta Kaalmada Sharciga ee Camuud University Legal Aid Clinic, waxaan hambelyo u dirayaa dhamaan garyaqaanada, bahda garsoorka iyo Professor-adda Kuliyadaha Sharciga ee Camuud iyo kuwa kale meel kasta oo ay joogaan. Aniga oo farxada ciidaladxa idiinku hambelyeynaya salaam qaaliya ahna idiin soo wada diraya. Waxaanan Illaahay inooga beryayayaa inuu ciidan teeda inagu gaadhsiiyo badhaadhiyo barwaaqo. Munaasibada maalmahan kheyrka leh iyo fadliga ku duuganba inuu Illaahay inoogu dembi dhaafo ayaan inooga beryayaa..aammiin..Waad wada salaamantihiin. Ciid-Mubaarak dhamaanba. Garyaqaan: Xasan Cali Banfas