GUUGUUULE IYO MAANTA

0
506

22Maanta waa curashadii sannadka cusub. Siyaasiyiinteena waxaan leeyahay sannadkii 2016 waxaynu ku khatinay yooyootan aan macno lahayn ee sannadkan cusub aan ku bilowno siyaasad hal curis leh oo dadka iyo dalka wax tarta.