GUUGUULE IYO MAANTA

0
527

22Maanta oo kale waa maalintii hoggaamiyaha dhabta ahi umadiisa la hadli lahaa ee maaha maalin aynu Madaxweynaha ka filaynay inuu fooqa madaxtooyada inaga soo daawado iyadoo dadkeenii wax badani ka si’ yihiin. Xaajiga waxaan leeyahay ama dadkaaga la hadal ama Saylici ha hadlee isagaba noo soo dir.