GUUGUULE IYO MAANTA

0
674

22Anigu lama yaabani xisbiyadan inagu dul murmaya ee waxaan la yaabanahay waxan aamusiiyay madaxweynihii aynu dooranay ee uu dalkan iyo dadkan isku qasmay kelmad uga odhan la’yahay. Waar sidani si maahee nimanyahoow ma tashanaa intay goori goor tahay?