GUUGUULE IYO MAANTA

0
602

22Horta miyaad ogtihiin in Marxuum Cigaal dhisay xukuumadii ugu aqoonta iyo tayada badnayd ee Soomaali oo dhan soo marta ilaa lixdankii. Markhaati waxa iiga ah Dr. Gees, wasiirna waxa ka ahaa Siilaanyo. Laakiin Axmed-Siilaanyana wuxuu  noqday madaxweynihii dhisay xukuumadii ugu tirada badnayd ee Somali soo marta tan iyo lixdankii, idinka ayaan taas markhaati ka ah.