GUUGUULE IYO MAANTA

0
591

22Abwaan, Hadraawi isagoo siyaasadda ka hadlaya wuxuu inagu yidhi

Hadday orgi iyo ri’ tahay,

Or iyo wada qaylo tahay,

Hadday adhiyaysi tahay,

Hadday adhax-tuujin tahay,

Ilduuf iyo jeeble tahay,

Hadday wada ‘Aniga’ tahay,

Siyaasadi aabbe ma leh.