GUUGUULE IYO MAANTA

0
635

22Horta ma maqasheen gobal ka mid ah Hindiya ayaa siyaasiyiintu markay siyaasadda ku kala fogaadaan waxay isla dhacaan mindiyo intay meel banaan ah isugu soo baxaan cawaanimo darteed. Imika siyaasiyiinteenu wax mindiyo u eeg oo haddana hadal ah ayay isla dhacayaan oo mid walba dhiig ayaa ka daadanaya. Adeerayaal, waxani siyaasad maahee ama siyaasad iyo qorshe keena ama raggii xisbiyadu ka dhaceen meesha u baneeya.