GUUGUULE IYO MAANTA

0
563

1Horta siyaasiyiinteenu ha iska daayaan hanjabaadaha aan macnaha lahayn. Waayo siyaasadda hadal la isuguma hanjabo ee waxa la isugu hanjabaa qorshe iyo barnaamij siyaasadeed, sababtoo ah dadkaad la hadlaysaan ma joogaan lixdankii ee waa dad wax bartay oo ilbaxay.