GUUGUULE IYO MAANTA

0
1023

22Saddexdeena murashax madaxweyne,  midi wuxuu qaadayaa heestan

Baal dabeyli sidatiyo
Waxaan ahay badweynoo
Baaxaa degaysee

Allahayow jid ii bixi

Murashaxa labaadna, wuxuu qaadayaa heestan

Laan Daaqa Geeluba

Labigii Jarkaw dhaw

Intuu Laac Isleeyahay

Saw Laagga Kama Dhaco,

Soo Leef Hawada.

Murashaxa saddexaadna wuxuu qaadayaa heestii ahayd

Caashaqu wadaad ma leh

Waalalowna kuma hadho

Waan waana kala tage

Waxba hay dabiibina

Wadka aan is aragnee.

Bal haddaba, Muuse, Cirro iyo Faysal, mid waliba heesta uu qaadayo soo sheega idinku?