GUUGUULE IYO MAANTA

0
560

22Siyaasadeenii way sii yara fool xumaanaysaa ma is tidhaahdeen. Siyaasiyiinta waaweyn ee loolamayaa  dhallinyarada ha u sheegaan  inaanay siyaasadu colaad ahayn, balse si nadiif ah loo baratamayo iyadoon cunfi iyo xumaani jirin. Awrka dambe wuxuu leeyahay awrka hore socodkiisa. Markaas ragga odayaasha ahi iyagu ha iska bilaabaan oo ha tusaan inaan colaadi jirin ee la tartamayo.