GUUGUULE IYO MAANTA

0
455

22Nimanyahoow lacagteenii waxay ku jirtaa xaalad halis ah oo war-warkeeda leh, haddii aad lacagteena sidato ood Dollar u baahato laguuma bedelayaba oo lacagteenii waa la qiimo dilay. Xaaji Axmed wuxuu odhan jiray Baankii oo la caseeyay ayaan xilka Rayaale kala wareegay ee isna Malaga yaabaa inuu xilka wareejiyo iyadoo lacagtiiba dabar go’day.