GUUGUULE IYO MAANTA

0
531

22Nin qurbaha ku maqnaa ayaa wakhtigii Marxuum Cigaal soo dalbaday in wasiir laga dhigo. Dabadeed odayaal ayaa Cigaal ula tagay ninkaasi waa nin firfircoonee xil u dhiib wuu imanayaa markaase. Dabadeed wuxuu ku yidhi “Adeer nin aanan arag, oonan Cv-giisa akhriyin anigu xil uma dhiibo ee suga inta ay kuwo sidaas sameeyaa talada idiin qabanayaan.”. Waxa I xasuusiyay xalay ayaan ninkii Hargeysa ku arkay.