GUUGUULE IYO MAANTA

0
549

22Abwaan Gaariye Alle haw naxariistee wuxuu yidhi

Rag haduu is af dhaafo

aayatiina wadaago

afkaa laysku gartaayee

is afwaajiya maaha

isu soo ura maaha

-Adigoo hebel diidan

eryo reer hebel maaha

isu weersada maaha

udahaaga cun maaha