GUUGUULE IYO MAANTA

0
542

22Kuwan yidhaahda waa markii u horaysay ee madaxweyne sidaas iyo sidaas sameeya. Dee maantana ha yidhaahdaan waa markii u horaysay ee madaxweyne Somaliland ah ay masuuliyiintiisii Xamar ka degaan ilayn Siilaanyo hortii waxan lama aragee.  Intaas waxaan  ku darayaa aynu Alle ka barino inuu raxmada inoo shubo oo abaaraha inaga qaboojiyo.