GUUGUULE IYO MAANTA

0
612

ddddWaar maalmahan hadal kale oo la is yidhaahdaa ma jiree, waxaan qof kasta leeyahay wixii aad awoodo ku darso gurmadka abaaraha dalka ka jira. Allena aan ka barino inuu raxmaadkiisa inoogu naxariisto oo uu abaaraha inaga soo jebiyo.

Aamiin dhaha idinkuna.