GUUGUULE IYO MAANTA

0
618

22Horta xulka Awdal ee kubadda Cagta waxaan leeyahay hambalyo. Xulka Saaxil ee Koleygana waxaan iyagana leeyahay hambalyo. Haddaba, kubadihii reer Somaliland way ku kala adkaadeene, bal aan doorashadana eegno gobalka uu madaxweynuhu ka soo baxo sannadka dambe.