GUUGUULE IYO MAANTA

0
592

22Taloow madaxda Afrika Ma laga heli doonaa cid soo labaysa ninkan

Madaxweynaha ka ah Tansaaniya. Xaaskiisa oo xanuunsatay ayuu dhigay cisbitaalada dalkiisa oo uu yidhi maxaad dibadda ka doonaysaa dadkeenuba cisbitaaladan ayay tagaane adna kuwaas tag. Alle ha soo hadeeyo madaxdeena iyo kuwa qaaradaba oo ninkaas wanaaga hakaga daydaan.