GUUGUULE IYO MAANTA

0
557

22Madaxtooyadeenu waxay u muuqataa inay diblomaasiyadii ku dawakhday. Maalin waxay ina odhanaysaa dacwad ayaanu maxkamadda Hague u gudbinaynaa, maalin Somaliya ayuu arrinkeenu ku xidhanyahay, maalina Turkiga ayay ina gaynaysaa. Maantana waxay yidhaahdeen Kenya ha ina horkacdo. Waar Xaaji Axmed bal ninkii Rayaale tallo ha weydiisto ayaan odhan lahaa.