GUUGUULE IYO MAANTA

0
580

1Waaryaadheheen, dalkeenii wuxuu noqday waddo halaq-mareen. Haddii ay rumowdo dadka la leeyahay Hargeysa ayay inala joogaan wax weyn baa inaga si’ ah. Intaas waxaan raacinayaa lacagtan ka soo xaroota garoonka kubadda cagta ee Hargeysa horta maxaa loogu tallo galay, halkeese ay ku dhacdaa?