GUUGUULE IYO MAANTA

0
516

22Qabsoomida shirkii ay maxkamadda sare amartay ee xisbiga UCID yaa war ka haya. Aniga waxa iigu dambaysay iyadoo ay labadii garab weli is eryanayaan oo aan ku dawoobin go’aankii maxkamadda sare. Faysal iyo Jamaal in gacanta la isu saaro ayuun buu arrinkoodu ku dhammaanayaa ayaan anigu isleeyahay.