GUUGUULE IYO MAANTA

0
624

22Waxa la yidhi odaygu 16 masuul oo isugu jira, wasiiro, maareeyayaal iyo agaasimayaal ayuu doorkana kala dirayaa oo uu naadi cusub ku bedelanayaa. Taloow rag aan ogahay ma ku jiraan colkaas la kala dirayo, kuwa kale oo ay kor u ahay telefoonku dishayna ma ku jiraan.