GUUGUULE IYO MAANTA

0
574

1Rag waxa ugu liita ninka yidhi kursiga guurtida Saleban ha iska casilo oo dabadeed aynu ku fadhiisino nin ragga KULMIYE guddoonkiisa u tartamaya ka mid ah.  Waaryaadheheen, oo taloow gole kasta ma waxay moodayaan in lacagta adeerkood u goynayso. Adeer guurtida ha inaga baabiinina ayaan leeyahay nimankaas.