Bal labadaas nin isu eega aragtidooda. Ninkii Farmaajo wuxuu la shiryimid reer
galbeedku waa inay mucaawinada ka joojiyaan Somaliland, Ninkii Abiy ee Itoobiyaanka ahaana
wuxuu dunidii ula tagay Ereteriya ka qaada
Cunaqabataynta. Marka horeba waa loo kala dhashaa
hoggaaminta iyo aragtida wanaagsan.