GUUGUULE IYO MAANTA

0
582

1Horta ninkii Ina Ismaaciil Samatar halkuu ku dambeeyay. Sidii uu KULMIYE u galay warkiisa lama hayoo macaa kamankiisii waa la la’ayahee, taloow ma markuu mujaahidiinta dhex galay ayuu is waayay oo uu dabadeed jaamacadihiisii iskaga noqday.