GUUGUULE IYO MAANTA

34
3146

Sawirkan Mujaahidka madaxweynaha ah laga soo qaaday anigu waan macnayn kari waayay. Waxaanse u qaatay inuu yahay sawir farriin diraya. Waxaan u fahmay inuu la hadlayo cid aan reer Somaliland ahayn oo uu leeyahay nin dhaqan baan ahay oo dhaqankaan ilaalinayaa ee idinkuna dhaqanka ilaaliya oo ha goynina waxa la isu yahay.  Bal dadkoow ciddaas aan sheegay miyaad garateen, idinkuse sawirka ma waxaad moodaysaan sawir caadi ah oo aanay xikmad aan sawir ahayni ku jirin.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here