GUUGUULE IYO MAANTA

0
779

1Waxa la yidhi wasiiradii waxa ka dhamaatay kabash-kabashtii oo mid waliba wuxuu saaxiibkiisa kale weydiinayaa goormaa la I eryayaa ama la I bedelayaa. Ana waxaan isweydiinayaa taloow isku shaandhayntan iyo eriga wasiiradu waa tii’ imisaad ee madaxweynuhu sameeyo.