GUUGUULE IYO MAANTA

24
3291

Sucuudigan heshiisiinaya Djibouti iyo Soomaaliya iyo Imaaraadka Carabtu miyaanay idinla ahayn inuu inagana wada xaajoodka inagu soo daro ilayn xasaradaba waxa keentay dekedeenan Berbera ee duniduba ka wada qaylisee. Waar bal Sacadkan 120-ka maalmood inagu leh dhawr iyo toban dal ayaan booqday Sucuudiga iyo waxa ka socda aynu u dirno ilayn kolay waa la inagu soo hadal qaadayaa markay u yartahaye.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here