GUUGUULE IYO MAANTA

49
3557

Guuldaradu way xanuun iyo eeddo badantahay. Xisbiga Waddani haddii uu guulaysan lahaa maantaba Cirro iyo Ina Uurcade may wada hadleen, laakiin marka la guuldaraysto waa la isku soo jeestaa ilayn meel loo kala foofaa ma jirtee. In shuruucda xisbiyada la adkeeyo oo laga shaqaysiiyo waxaynu u qabnaa baahi badan ilayn tacab badan ayaa inagaga jiree.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here