GUUGUULE IYO MAANTA

0
1294

Dawlado waaweyn ayuu madaxweynaheenu dhawaan farriimo dagaal u muuqda hawada u mariyay sida Qatar iyo Turkiga, nimankii Soomaaliyana maanta ayuun baynu is haynaa oo wixii horeba waa quba, qolo kalena ula booc ah ayay inoogu tukubaysaa oo dagaalkoodu waa dhuumasho dhabarku muuqdo. Laakiin madaxtooyadeenu weli umay diyaar garoobin dagaal diblomaasiyadeed oo waxaad ka garataa inta nin ajaanib ah ee uu madaxweynaheenu xafiiskiisa ku qaabilo maalin kasta shaki la’aan. Waar Mujaahidka yaan lagula degdegin dadka aan xasaanadda diblomaasiyadeed lahayn, ilayn dadkani way isku dhex jiraan oo hadday doonaan qaarkood ayaa shaqo kale hayee.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here