GUUGUULE IYO MAANTA

0
527

1Horta waxay ahayd in madaxweynuhu shacabka uga waramo safarkiisa oo haddii uu gaar ahaana yidhaahdo adeer waan soo nasanayay haddii sidii madaxtooyadu sheegtay uu mid shaqo ahaana uu ka waramo wuxuu soo qabtay. Laakiin aad yar ayaan qolkayga iska galayaa maaha mid madaxweyne umadi dooratay looga fadhiyay.