GUUGUULE IYO MAANTA

51
3127

Wasiir Sacad Cali Shire waxa laga soo daayay waanu is difaacaynaa, Wasiirkii maaliyadda waxa laga soo sheegayaa lacag baa la cuni jiray uun, Wasiirka waxbarashaduna wuxuun buu leeyahay shirkad heblaayo haloo xidho qandaraaskaas, Wasiiradii Siilaanyana shirkad aan iibsado ii raadiya ayay makhaayad walba ka leeyihiin, Waddanina doorashadii waa lana boobay ayay kaga dhegtay, Faysalna wuxuu weli taaganyahay doorashada dambe waa markaygii.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here