GUUGUULE IYO MAANTA

32
3348

Waxaan idin weydiiyay hawadii horta warkeeda miyaynu iska daynay, ilayn waa kuwan nimankii Walaweyn shalayna Xamar keenay xafiiskii inaga dhexeeyay ee kenya joogay’e. Mujaahidka madaxweynaha ahi wuxuu ahaa duuliye, hawadiina wuxuu u dhiibay duuliye kale, haddana weli arrintii way sii durkaysaa uune taloow halkay wax si ka yihiin.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here