GUUGUULE IYO MAANTA

33
2513

Mujaahidka madaxweynaha ahi maanta ayuu jeedinayaa khudbadiisii u horaysay ee distooriga ahayd. Khudbadiisa waa la dhuuxi doonaa, waxaana laga soo dhex saari doonaa dhumucda hoggaamintiisa iyo qorsheyaashiisa siyaasadeed. Weliba wuxuu khudbada jeedinayaa iyadoo ay boqol maalmood u buuxsameen.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here