GUUGUULE IYO MAANTA

35
2779

Waxaan arkayaa rag badan oo bilo ka dib qaadaya odhaahdii uu Mujaahidka aynu dooranay hore inoogu sheegay ee ahayd “Fartaydii eedayeey”. Madaxweynuhu hore ayuu kelmadaas uga afeeftay  ninkii ku qoonsadaana isagaa gardaran oo wuxuu moodayay in Ina Biixi uu noqonayo sida gaadhigiisa oo kale. Xilliyadan oo kalena siyaasigu ma tashado ee wuxuu sugaa inta wakhtigu u arriminayo, waase siyaasiga hal baarkeed wax ka halacsan kara kaasi.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here