GUUGUULE IYO MAANTA

0
921

Miyaad maqasheen in nimankii Imaaraadka Carabtu 240-kii milyan ee ay balan qaadeen inay inoogu dhisayaan jidka Berbera ilaa wajaale ay yidhaahdeen  80 milyan ayuun baanu haynaa annagu ee ma hayno lacagtaas aad sheegaysaan ee labada boqol iyo afartanka ah. Haddii arrintani sidaas u jirto, waxaan isweydiinayaa anigu cidda qaranka iyo umadda beenta u sheegtay?

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here