GUUGUULE IYO MAANTA

0
516

1Waar horta shirkii UCID ee ay maxkamada sare tidhi hala qabto halkuu ku dambeeyay, ilayn qaban qaabadiina ma aragnee. Intaas waxaan raacinayaa goormaynu ku heshiinay horta inaynu Dollar wax ku iibsano oo lacagteenii xabaalno.